DAAWO: Sucuudiga oo Deeq ka gaystay Abaaraha somaliland‏

0
326

Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa Maanta Wefti ka socday Boqortooyadda Sucuudi Arabiya. ka Gudoomay Deeq loogu talo galay 25 Kun Qoys oo ka Mid ah Bulshada abaaruhu saameeyeen.