Hanbalyo meher wacan eng cabdi qani aadan iyo dr’s hoodo siyaad oo meherkoodu ka qabsoomay magaalada hargysa hutel hadhwanaag

0
572

Hanbalyo meher wacan eng cabdi qani aadan iyo dr’s hoodo siyaad oo meherkoodu ka qabsoomay magaalada hargysa hutel hadhwanaag

w/q dr boqore farah

anigoo ah dr boqore farah waxan halkan hanbalyo iyo bogaadin aan la soo

koobi karayn hawada u marinaya sxbkay dr cabdi qani aadan axmed iyo

dumashiday drs hoodo siyaad oo meherkoodu ka qabsoomay magaalada

hargysa huteel hadhwanaag,tariikhdu markay ahyd 3/3/2016 waxan leeyahy

ducadii rasuulka scw (baarakalahu lakuma wa baaraka calaykuma wa jamaca

baynakuma bil khyr) alle ha idinka dhigo labadii isku waara ee ubad khyr qaba

kala hela alle ha idinka dhigo nabad qab iyo caafimaad ku aqal.

Guurkiinu guur khyr gurigiinu guri nagi guulow ka yeel aamiin aamiin