DAAWO: Telefoonada Madaxweynayaasha, Xogta Dahsoon

0
499

Taleefoonada Madaxweynayaasha
Xilliyadii hore madaxda caalamku si adag uma dooran jirin nooca taleefoon ee ay qaadanayaan, laakiin ka dib markii laogaaday in hay’addaamniga qaranka ee dalka Maraykanku ay hawlo basaasnimo ka fulisay taleefoono ay sitaan hogaamiyayaal caan ahi waxa timid inay madaweynayaashu doortaan oo qaataan madaxyo taleefoon oo ammaankoodu adag yahay. Iyadoo inta badan xubnaha ilaalada gaarka u ah eek u xeeran madaxweynayaashu ay isku dayaan inay qariyaan nooca taleefoon ee Madaxweynuhu sito, taleefoonkaa oo ay adag tahay inay la soo hadlaan dadka intiisa kale, isagoo laga ilaalinayo in la basaasi karo oo la dhegaysan karo.