Daawo: Ujeedooyinka ay Caruurtu u Isticmaalaan Tiknoolajiyada Iyo saamaynta tarbiyadooda

0
394

Waa barmaamijkii labaad ee barmaamijyo taxana ah oo aan kaga hadlayno tiknoolajiyda iyo saamaynta ay ku leedahay tarbiyada ubadka. Qaybta waxa aan ku eegaynaa ujeedooyinka ay ubadku u isticmaalaan tiknoolajiyada iyo saamaynta wanaagsan ama xun ee ay ujeedooyinkaasi ku yeelan karaan tarbiyadooda. Fadalan halkan ka daawo siina faafi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here