Daawo Ururka samafalka ee Amina Foundation oo Deeq gaadhsiiyey Dad Danyar ah

0
399

Ururka samafalka ee Amina Foundation ayaa Deeq lacageed gaadhsiiyey Dad Danyar ah oo ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan xaafadda naaso-hablood ee Magaalada Hargaysa.