DAAWO: Wadahadalada Somaliland iyo Britain ee Madaxbanaanida JSL.‏

0
358

Wadamada Somaliland iyo Ingiriiska ayaa isla qaatay xaqqa ay Somaliland u leedahay Gooni isu taagga ay Qaadatay io ahmiyadda ammaanku u leeyahay Gobolka ay Somaliland ku taallo ka dib markii ay wasiirka Britain u qaabilsan Arimaha Afrika uu Xafiiskiisa Magaalada London ku qaabilay wefti uu Hogaaminayo wasiirka wasaaradda arimaha Dibadda ee JSL Dr sacad Cali Shire oo Booqasho ku jooga Qaarada Yurub