DAAWO Maaliyadda Somaliland Maxay Shaqaalaheeda Jaamacado Ugu dirtaa?‏

0
535

Mas’uuliyiin ka tirsan dawlada Somaliland iyo Madaxdii kala dambaysay ee wasaaradda maaliyadda ayaa si wadajir ah u soo dhoweeyey qaar ka mid ah Shaqaalaha wasaaradaasi oo deeq waxbarasho Jaamacadeed ku soo dhamaystay jaamacada mount Kenya ee Dalka Kenya.