DAAWO: Wareysigii Sh Shariif oo dhan: Inuu ku guuleysan doono Madaxweynaha Soomaaliya, Dhaliisha Xasan Sh & Hadii Qurbaha uu bidaar kusoo yeeshay

0
300

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh Sharif Sh Axmed ayaa wareysi xasaasi ah kaga hadlay olalahiisa doorashada iyo waxyaabaha uu qaban doono hadii la doorto.

Wareysigan oo ka baxay mid kamid ah Tv-yada Soomaalida ayaa Sh Shariif waxaa uu si faah faahsan kaga hadlay haniga uu ku doonayo xilka madaxweynaha iyo rajada uu qabo.

Su’aalaha la weydiiyay Sh Shariif waxaa kamid ah waxyaabaha uu ku dhaliilayo dowlada, waxa uu horey uqaban waayay ee uu hada qaban doono iyo arimo kale.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA
Sidoo kale waxaa la weydiiyay su’aalo shaqsiyadiisa ah sida waxyaabihii uu kasoo faa’iday qurbihii uu mudada ku maqnaa iyo hadii sida Soomaalida qurbaha ka yimid ay bidaar kusoo baxday

https://youtu.be/ES6FgYvlVJg