Daawo: Wasiir Cukuse oo jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Maamulka Somalia

0
328

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Maamulka taagta daran ee Somalia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here