DAAWO: Wasiir Habbane oo Ka Qaybgalay Heshiis labo jaamacadood‏

0
545

Hargeysa(Warsugannews)Wasiirka Wasaarada Waxbarshada somaliland cabdilahi ibrahim habane ayaa maanta goobjoog ku ahaa heshiis ay kala saxeexdeen labada jaamacadood alpha university iyo linocl unversity oo dalkaasi Malaysia fadhigeedu yahay