Daawo Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ay wehelinayeen mas’uuliyiinta kala Diray Kooxaha Ololaha Talaalka Xoolaha

0
347

Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ay wehelinayeen mas’uuliyiinta kale ee wasaaradaasi ayaa maanta kala diray kooxaha ololaha talaalka xoolaha,ee gobolada iyo degmooyinka dalka, gaar ahaan cudurka Sambabka.