Daawo waxa ay diyaaraddan ku dhigto ninkan hoosta ka galay

0
404

Nin makaanik diyaaradeed ah ayaa dabeysha diyaaraddu qaaday kaddib markii iyada oo duuleysa uu hoosta ka galay. DHacdadan ayaa ka dhacday mid ka mid ah maraakiibta dagaalka Mareykanka dusheeda xilli hore.