Daawo: Xaaji Ka Mid ah xujaajtii reer Filibiin ee waajibaadka xajka gudanayay ka mid ahaa ayaa ku guulaystay in hooyadii soo Muslinto isaga oo ku sugan Xashka

0
427

Maka, (Warsugan):- Xaaji Ka Mid ah xujaajtii reer Filibiin ee waajibaadka xajka gudanayay ayaa farxada hooyadii oo muslimtay awgeed ku suuxi gaadhay, sida wakaaladaha wararku baahiyeen, xaajigan dhalinyarada ah ayaa hooyadii u duceeyay, ka dibna kula hadlay telefoon isagoo carafo ku sugan, waxaanu ka codsaday inay Islaamto ka dibna deg deg ayay uga yeeshay.

Markii uu sheikh ashahaadada telefoonka uga qabta u yeedhay ee ay islaam nimadeeda ku dhawaaqday ayaa oohin iyo duco uu bilaabay, waxaanay xaajigan u ahayd xalaadii ugu farxada badnayd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here