Daawo Xildhibaan Maxamed Nuur sugaal maxuu ka yidhi Shilalka Gawaadhida‏

0
375

Hargeysa(Warsugannews)Xildhibaan Maxamed Nuur sugaal oo ka tirsan golaha Guurtida Somlailand oo maanta ka qaybqaadanayey doodii golahasi ka lahaayeen Siyaasadda Arimaha bulshada ayaa si gaar ah uga hadlay dhibaatada ka dhalata Shilalka Gawaadhida.