DAAWO: Xogo Ku Saabsan Faraacinadii Reer Masar, (Xogta Dahsoon)‏

0
378

Hargeysa(Warsugannews)Dadka daba gala taariikhdu waxay in badan isku mashquuliyeen boqoradii faraacinada ee soo xukumi jiray masar, kuwaasoo ay ka ogaadeen waxyaabo badan oo ay ka mid tahay taajkii boqortooyo ee ay ku midoobeen boqoradii iyo Amiiradii faraaciyiintii reer Masar.