Dacwad Baa Ka Furayde, Malaa Waad Degdegtay

0
426

Dacwad Baa Ka Furayde, Malaa Waad Degdegtay

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM.

S.C.W.R.W.B

Salaantaas Islaamka kadib waxan tu khaas ah u soo dirayaa,

Dhamaan bahda hadhwanaagnews iyo akhristayaasheeda

DUQO NIN LEHI DABADA HAYAA MA KACAAN,UCID WAA SIDAASOO, ODAYGIIBAA DABADA JIIDA.

(ABDIRASHID HASSAN MATAAN)

DACWAD BAA KA FURAYDE,MALAA WAAD DEGDEGTAY,

SOODIGAA U DANEEYEE,SIDUU DOONAYAY YEELAY,

DIBAADAAD DHIGILAYDE,GOLAHA MAA U DIRTAAN.

DULQAADKAAGI BADNAA,SIDANUU KU DANBEEYEY,

SOODIGAA DUMIYEY,DADKU MEESHU JECLAAYEE,
DAWLADBA AAN KA FILAAYEY,DOORKAN AYNU HELO.

JAMALA DAADKU MA QAADAY,MALA KAAMA DANBEYO,

HADDAAD DIIDAY ADBA,ISNA KAA DARAN MAANTOO,

DAGAAL BUU KA XIGAAYOO,MIDIDA DAABKA KA SAAR.

ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH