Feysal Cali Waraabe Adeer Hadii Aad Jamal Wacad La Gshey In Aad Ka Baxdo, Maha Cadalad.

0
356

Feysal Cali Waraabe Adeer Hadii Aad Jamal Wacad La Gshey In Aad Ka Baxdo, Maha Cadalad.

WAXAAN dooonayaa in aan halkan ugu gubiyo talo ku socotaa feysal cali waraabe, iyo ucid, anigu doonaya in qoraalkeeygan ku dheeh itraaam iyo sharaf aan u hayo madaxda ucid iyo feysalba.

Ucid waxaa uu ahaa xibi aad iyo aad jaceylaan dhamaan dhaliyarada somaliland ee ku nool uk, sidaas waxaaan u leeyahey, xisibigan waxaa soo aasaasey dad caqli badan oo ku mid ahaa adeero feysal cali waraabe, anyway xisbigan malintii u ku soo biirey jamaal cali xueen xisibigu wuu kacey oo meel wacan buu istaagey, waxaa calaamka kaga soo biirey taageeryaal mudgweyn leh oo ku nool calaamka, si kastaba ha ahaateee feeysal cali warabe iyo jamaal waxey ku heshiyeen iney xibiga duliyaan oo aay hilidooda aay ku hanaan garaan madaxweynah aay galaan, iyaga oo dhigtey heshiis adg oo wanagsan, hadaba suaashu waxaa weeye maxaa heshiiskiii xumeyey ama jabiyeey?

TALO KU SOCTA FEYSAL

FEYSAL adeer anigoo aan aad ku aqoon kuna ixtraamya , adeer waxaan doonayaa waligaa in aanaad ka bixin heshiiska qaf la gashey, ilahey waxuu muslinka ku soo rgey in aaney heshiiskey dhigtaan ka bxiin oo wacadka ilalaiyaan, adeeer waaad tukataa, diintana waad dhigtey, WAAD oogathey ilahey inuu dhamanteenba inagala dardaarmey heshiiska iyo cadalada, adeer markaas heshiiskaad la gashey JAMAAL CALI XUSEEN maha inaaad ka baxdo, ilahey kabaq.

Adeer xafiiskii burco ee ucid inanatii heeysey waa laga xadey qalabkii yalaey , adeer qafweyn baad tahey , aduunka waa laga dhiminiyaa adeer, waligaa wanaaga iyo horumerka xibiga iyo cadalada ku dhimo, imikana la heshii aqoonyahan keena jamaal cali xuseen, inanatii burco xafiiska ucud jogteyna haloo soo furo.

waxaa qorey fuaad maxamed qawdhan( arimaha bulshada london) salaan meida.

fuaad qawdhan