Dadkii sanadkan gudanaayey waajibaadka xashka oo uu wiish ku soo dumay sababayna dhaawac iyo dhimashi + Sawiro

0
682

Galabta ayey ahayd markii Wiish ku soo dumashay qaar ka mida Xujaajta Sanadkan gudanaysay waajibaadka Xaramka, sida aanu wararka ku helayno hada waxa halkaasi ka dhacay burbur sababay dhaawac tiradiisu hada lagu sheegay 184 Ruux halka dhimashadu marayso 87 qof hadaba waxa aanu idin la socodsiin doonaa kolba halka ay wax marayaan iyada oo ilaa hada aanay jirin cid la aqoonsaday oo Soomaaliyi balse waxay dadkani u badan yihiin muslimiintii ka kala timid wadama kale.

woiishkan ayaa ah sida wararku sheegayaan wiishka labaad ee ugu dheer dunida balse uu galabta soo dumay shilalkana uu sababay daawo sawiro muujinayaa sida ay wax u dhaceen

11201180_1168566576492663_4649384619680519287_n

11217569_908406555911349_1797921789277505785_n

11218958_1168566419826012_6838695908652666481_n

11927330_479225475597423_1006147412_n

11986442_1168566519826002_1880290190222877231_n

11986951_1168566609825993_4418062931436083012_n

11988566_1168566356492685_8618586598471625133_n

11988772_908406632578008_2202006898581355632_n

11990448_908406539244684_6453602637492818792_n

11998849_1168566329826021_6127691877551599092_n

11999947_479225182264119_1274156890_n

12003330_1168566696492651_8979744269667159946_n

12003921_1168566389826015_5050846964819675733_n

12003963_1168566486492672_8601765075129717905_n

12004104_1168566669825987_74163290783853685_n

12004756_1168566739825980_7665735690120764791_n

12006190_1168566433159344_6118538787035117357_n

12007081_479225338930770_615597963_n

12011296_908406615911343_6677928992776957086_n

12019973_1168566633159324_7892166160669636756_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here