Dedeg Sheekh Shariif Sh Axmed oo u muuqda inuu wareega labaad ku saqiiray

0
446

MuqdishoWarsugan(WSN)wareegii labaad ee doorashada madaxweynaha Somaliya oo ay ku tartamayeen Sharif_Sheikh_Ahmed
Sharif Sheikh Ahmed, Xasan Sh Maxmauud iyo Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maraya meel xaasaasi ah waxaan fara baas ku haya Xasan Sheekh ninka ku cusub hogaaminta madaxweynenimo balse mar soo qabtay raisal wasaaraha Somaliya Cabdilaahi Farmaajo waxa aynu sugnaaba waa dhawaaqa komishanka ee wareega labaad iyo wareega u danbeeya ee loo gudbi doono oo isna noqon doona ka goaaminaya cida talada soomaaliya gacanta ku hayndoonta sanadaha soo socda

warsugannews kala soco wararka doorashada