Degdeg Waxa lagu dhawaaqay Natiiyadii Doorashada Soomaaliya waana sidan sida loo kala horeeya

0
389

Muqdisho (WSN)waxa hogaanka u qabtay Cabdilaahi Farmaajo oo keenay 184 Cod
Halka uu Xasna Sheekh Maxamuud ka keenay 97 cod
Sh Shariif Sh Axmedna uu ka keenay 46 Cod taas oo aanu hore idinkusoo gudbinay in uu isagi macasalaameeyey wareega labaad

waxa hada isugu soo hadhay Farmaajo iyo Xasan Gurguute aynu eegno warega u danbeeya

Warsugan ku xidhnow oo ka sug natiiyada kama danbaysta ah ee Doorashada