Deg Deg: Aqlibiyada Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Kulan Qado Sharaf Ah Uga Bilaabmay Hotel Guuleed Ee Hargeys

0
451

Deg Deg: Aqlibiyada Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Kulan Qado Sharaf Ah Uga Bilaabmay Hotel Guuleed Ee Hargeysa.

Hargeysa(warsugannews) Waxa hadda si rasmi ah hotel guuleed ee magaalada Hargeysa uga bilaabmatay munaasibad iyo madal ilyartu isqabatay oo aqlibiyada golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE kulan qado sharaf ah ku kulmayaa,

Waxana munaasibadan si wada jir ah uga soo qayb galay Sadexda murashax ee kala ah Wasiirka Arimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis , Xildhibaan Kijaandhe iyo Ex Wasiir Samaale,

In ka badan 200 xubnaha golaha dhexe ee xisbigaasi ayaa goob joog ka ah Xafladan waxana sidoo kale xusid mudan Oo kasoo qayb galay suldaanka guud ee beelaha somaliland iyo madaxdhaqmeed magac iyo sumcad ba ku leh somaliland

12096217_746154308823069_8472872781155202769_n

12107838_746154462156387_5089110731071130709_n

12122741_746154375489729_4436795049405757004_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here