DEG DEG Dagaal Gaalkacyo oo sii laba kacleeyey & Faah Faahin laga helay Khasaaraha

0
646

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaalkii ugu cuslaa maalmahan uu hadda ka billowday magaaladaasi.
Ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug ayuu dagaalkan u dhaxeeya, waxaana lasoo sheegayaa in hub aad u culus ay Labada dhinac isku adeegsanayaan.
La oga khasaaraha ka dhashay dagaalka ka socda magaalada Gaalkacyo, waxaana dhinacyada is haya la sheegay iney ku dagaallamayaan xaafadihii marka hore dagaalka uu ku billowday.