Dhalan Roga Ku Dhacay Guurkii … Qaybti 2aad

0
510

Dhalan Roga Ku Dhacay Guurkii … Qaybti 2aad
Hablaha beesha gabadh ama inan tii soo qancisa ayeey soo ilaalayn jireen, marka uu heloo waa wiilkii guurdoonka inanta qancisa ay ku balamijireen gole ciyaareed

Marka aan dhaqankii hore dib ugu laabano barigii hore waxaa jirayey in wiilka guur doon haan jiray waqti aad u dheer taasna loo sobabeey waxa uu waqti badan ku qaadan jiray inta uu iska shandhaynayoo gabadh uu xafadooda la xididayoo, dhanka doorashada inanta waxaa dhaqan ahaan jirtay wiilka calafdoonka iyo dhalinyaro kale intay is raacaan, Hablaha beesha gabadh ama inan tii soo qancisa ayeey soo ilaalayn jireen, marka uu heloo waa wiilkii guurdoonka inanta qancisa ay ku balamijireen gole ciyaareed halkaas oo la isku waydaarsan jiray heeso ciyaareed hadba marka laga soo dareero golahas aya waxaa hasaawe ubilaami jiraay wiilka iyo gabadha sheekaduna waxay kubilaami

jirtay hal xidhalayaal iyo waliba sugaan maldahan taas oo ninba dhankiisa ufurfuri jiray halxidhaalahas

Waana la isku duur xuli jiray taas oo lagu tijaabinayoo garaadka qofka kale waxaanay tijaabo u tahay ama imtixaan garaadka qofka waa wiilka ama gabadh hadii lagu baaso imitixaanadaa waxaa ku xiga,

Waa is afgarad marka sheekadu ku dhamaato sidaas waxaa ku xigaa waa gogal xaadh loo gogal xadhoo ‘guur iyo in reer la yagleeloo ayaa wiilku la socodsiiya reer kooda marka la gaadho dhawr munasibadood oo isku xigxiga munasibada ama xaflada ugu horaysaa waxay ka bilaabantaa geed fadhiisi loo geed fadhiisto gacalka durba waxa qalinku lagu duugi jiray meherka kaas oo aha shilimaad inantana xoolo lagu meherin jiray kaas oo halkaas lagu cayimi jiray xoolo nool oo gabadh lasiiyoo hadba inta uu awoodo.

Marka uu meherku soo idlaado todobaad kadib waxaa bilaamijirtay gabagabadii ama dhamay tirka waxa kadhiman qoyskan soo biiray kaas oo aha arooskii arooskuna maa uu ahayn guur afar maqsin aha oo gan jeel wayn wataa oo kirada lagaa sii qadimayoo ama adoon dhamaysan kaba lagu odhanayoo ee waxaa uu ahaa aqal soomali aan waqtibadan iyo qiime badan ka qaadan qoyskan cusub ,hadaba guurka maantu side buu udhacaa ama loo agaasimaa ……………………………………LASOCO QAYBTA 3AAD

MOHAMED SALUIMAN MUHUMED ………………….MOHAMED.SOMALI

Tell:063-4127112

Deeqsi5@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here