Wararka Dibadbaxyo looga soo horjeedo Donald Trump oo Washington ka socda iyo xafladdiisa caleema-saarka oo ay saacado ka dhimman yihiin By abdi Yusuf - January 20, 2017 0 532 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Magaalada Washington waxaa ka soconaya dibadbaxyo rabshado wata kuwaas oo looga soo horjeedo madaxweynaha la doortay Donald Trump kaas oo maanta loo caleema-saarayo xilka madaxweynaha 45-aad ee dalka Mareykanka. Share this:FacebookX Related