Dr. Gaboose Oo Mihnadda Caafimaadka iyo Siyaasadaba Ka Baxay

0
329

Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo hadda shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa shaaciyay inuu iskaga baxay siyaasadda iyo dhakhtarnimadii uu ku hawl gali jiray waxanu yidhi,

 

“Waxaan ku qancay in wixii hadda ka danbeeya aan u soo jeedsado hawlaha samafalka, diinta iyo ka warqabka caruurta, waxaan go’aansaday inaan ka fadhiisto dhakhtarnimadii aan muddada dheer ku soo jiray, iyo sidoo kale siyaasadii aan mudda dheer ku soo jiray ayaan iyadana ka fadhiistay “.

Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here