Dr Gaboose Oo Ugu Baaqay Madaxweyne Biixi In Uu Mucaaradka Uga Tanaasulo Shirguddoonka Golaha Wakiillada

0
370

iyaasiga Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa taageerro u muujiyey Xildhibaannada labada Xisbi Mucaarad ee Waddani iyo UCID.

Dr. Gaboose ayaa War-saxaaafadeed uu saaray ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Somaliland in uu uga tanaasulo Shirguddoonka Golaha Wakiilada Xisbiyadda Mucaaradka, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here