Eeyo meel khaldan hunguri ka raadiyay iyo cashar lama ilaawaan ah oo loo dhigay

0
388

Waxaa isku helay dalkaasi Poland Eeyo duur-joog ah iyo lo`duureed. Eeyaha oo baahnaa ayaa u qaatay in ay si sahlan ku cuni karaan lo`da balse arrinkaasi waa u socon waayay oo waxaa iyagii lagu shubay halkii ay kasoo weerar tageen.

https://youtu.be/l0zs6ux_JPY