Faaiidooyinka Soonka Wax Kabaro: W/Q: Dr. Mohamed Yusuf Nuur (Amareh)

0
596

Faaiidooyinka Soonka Si Gaara Dadka Caafimaadka Aqoonta U Leh Waxyaabaha Ay Ka Yidhaahdeen
waxay hoos u dhigta baruuta jirkaaga(reduces your cholesterol level) oo ay baruurtu keento xanuuno farabadan, sida dhiigkarka, macaanka(diabetes),faaliska(stroke and paralysis), wadno xanuun(Heart Problems), soonku wuxuu saxaa cabirka dhiigakarka{fasting correct the level of blood pressure} soonku wuxuu ufiican yahay halbowlayaasha dhiiga uuqaada vital-organs ama xubnaha muhiimka ah sida ka jeerkeena ee ay kamid yihiin maskaxda iyo wadnaha, kalyaha, beerka(liver) waayo qofku marka uu inbadan soo manaado waxaa dhiiga kuyaraada waxyaabixii qashinka ee dhiiga soo raacayay, iyo waliba baruurtii markaasi xididada(cholesterol level) or (blood vessels} ka jirkeenu dhiiga siifiican ayay uqadaan.
soonku wuxuu yareeyaa xanuunada loo yaqaano [inflammatory disease ]{fasting resolves inflammatory response }Daraasad la soo saaray ayaa lagu iftiimiyey in soonku daweeyo xanuunada sida’ allergic ,arthritis, rheumatoid iyo xanuuno kale oo badansoonku aad waxaa uu ugu fiican yahay dadka aadka u cayilan(over-weight) ama baruurta badanleh.
Kuwa caba sigaarka smoking, caadaystay or some other bad habits qofku waxaa suro gala inuu iska daayo maadama uu malintii oo dhan qofku soomanyahay oo shaygii uu qabanjiray markasta sida sigaar cabistii maalintii iloobo jirkiisuna laqabsado, halkaasina sigaarka iskaga daayo

Waxyaabaha Ay Ka Yidhaahdeen Dadka Caafimaadka Ku Takhusasay (Health Experts)
Khubarada caalamku hada waxay ogaadeen in ay soo kordhayso xanuunada loo yaqaano (non-communicable disease) sidaas daradeed waxaa qarnigii 21 th la ogaaday in xanuunada macaanka, dhhi karka ,beer subaga ama( bad cholesterol)soonku inuu u leeyahay faa iidooyin badan oo ay kamidatahay, xanuunada aan daawada loo hayn, uuna ufiican yahay soonku ayaa la ogaaday.

Waxaa Aad Muhiim Ah Inuu Soonku Qofku Miisaanka Karido Taasi Oo Hoos Udhigta Inuu Qufku Ay Kudhacaan, Dhiigkar, Macaan, Depression.Ayay Yidhaahdeen Khubarada caafimaadku,(HealthExperts)
Sunta(Toxin)Sanadkii Oodhan Jirkeena Ururiyo Ayaa Uu Jirkeena Kasiifeeyaa Soonku (“A Detoxification Process Also Occurs, Because Any Toxins Stored In The Body’s Fat Are Dissolved And Removed From The Body,”) Sumxaan Waa
Faa’ Iidooyinka Ugu Wayn Ee Hada Dadka Aan Muslim Ka Ahayn,Oo Khasabku Noqotay Inay Somaan Sannadkii Hal Mar Waxaa Kale oo L Ogaaday,Hormones Ama Dheecaano Layidhaahdo (Endorphins )Ayaa Jirkeenu Soo Daayaa Oo Dhiiga Laraaciyaa , Hadaba Dheecanadan Oo Qofka Firircooni Gaaliya, Inuu Fikiro, Farxad Badana Ku Abuura, Uuna Fiican Maskaxda Qofka, Halka Ay Gaalada Ama Non-Muslim Ka Ah Si Ay Happy Iyo Farxad Iyo Maskax Sifiican U Shaqaysta Aykaraadiyaan Alcohol, Drugs, Sucide Oo Qofka Naftiisa Halis Galisa Ama Ay Istic Malaan Hormone Kan Oo Lasameeyay Oo Ah Synthetic Endorphins Sii Uu U Helo Farxad Oo Murugadu Uga Ba’do Ayna Yidhaahdaan Endorphins Makes You Happy. Bal Ufiirso Sxb Isaguna Waa Uu Ibsanayaa Adiguna Adiga Oo Ajar Laguu Qoraayo Ayaad Waliba Helaysaa Hormones Oo Dabiici ama (Natural) .

Waxaa Qoray. Dr. Mohamed Yusuf Nuur (Amareh)
Medical Laboratory Technologist
Senior Nutrition and Food Science
Mph Candidate