Farriin Ku Aadan Warbaahinta Somaliland By Weriye Heersare

0
383

Farriin Ku Aadan Warbaahinta Somaliland

Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa farriin ku aadan bahda warbaahinta Somaliland. Waxaana farriintan la wadaagaga suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare). Cabdishakuur oo farriintan ku baahiyey bartiisa Facebook. Waxaana uu yidhi: “Waxa aan farriintan la wadaagayaa bahda warbaahinta Somaliland. Waxaana farriintau daaran tahay dhexda u xidhashada xog uruurinta xaaladda cakiran ee abaaraha ka taagan Somalilanad, iyo sidii barnaamijyo iyo lafa-guryo looga samayn lahaa ka gaashaamashada abaaraha.