Go’aanka Golohu Waa Muqadas By Mukhtar Cilmi

0
608

Go’aanka Golohu Waa Muqadas By Mukhtar Cilmi

Asaalamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

Beri iyo saadambayba fadhi danbe oo go’aan sharci ah u golaha wakiilada ka soo baxay lagama doodi karo waayo waa go’an gole waana sharci logu dhaqmo.xildhibaanada ku waashay teena aya soconaysa oo haamaha ayan wareejinayna marke hore maad wareejisaan ee la codenayay?!.hadaba runtu waxay tahay mar hore xukuumadda SILAANYO waxay rabtay inay xaraashto haamaha iyo dekada berbera oo ay shirar dubay (UAE) ku gashay, laakin waxa fashiliyay kirintoodi in loo aqoonsan yahay hantida somaliland taala mid ay ka mas’uul tahay dawlada Soomaaliyaa!!

Sida darteedna xamar un oo kaliya aya u kirin karta.waa ta keentay in imikla shirkado maxali ah oo ay watan laba ganacsato ah taasna ay dalaal ka noqon doonaan haamaha shidaalka!!. shirkadood laguma wada wareejiyo maamulka Haamaha dunida, cid qudha ayaa wax maamusha, cidaasina waa cid cadaysay awood iyo khibrad maamul, oo ay ku hanan karto maamulida Haamaha,sida darteed waxaan u sheegaya dhowrkan xildhibaan war badhi dhulka dhiga oo wax yar aya idin hadhay waji danbe kula soo noqnaysa bulshada meesha ma yaale ee mushaharkiina un urursada.waxaana cadaatay in xildhibaanada WADDANI taageersan iyo Gud. CIRRO ay dalka iyo umaddaba ay u daniyaan guulna ayaanu u rajinayna.

By Mukhtar Cilmi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here