Golaha Guurtida Oo La Isugu Yeedhay Kulan Deg-deg Ah

0
274

Mudaneyaasha Golaha Guurtida Oo Kulan Degdeg ah La Isugu Yeedhay

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa kulan deg deg ah ugu baaqay  Mudaneyaasha Golaha Guurtida oo fasax ku maqan.

Xoghayaha Guud ee Golaha Guutida Cabdinaasir Beegsi, ayaa warbaahinta u sheegay in Shirguddoonka Guurtidu ku wargelinayaan Mudaneyaasha Guurtida fadhi aan caadi ahayn maalinta isniinta ee 1-02.2021-ka.

Fadhigan ayaa la filayaa in lagaga hadlo arrimaha doorashada iyo in ay go’aan ka soo saaraan iswaafajinta muddo kordhintii ay hore u sameeyeen iyo muddada Komishanku cayimay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here