HALKII AAN KA IMI: Xusuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La’aanta Miyiga‏

0
405

Waxa aad halkan ka daawan kartaan documentary film hal-ku-dhiggiisu yahay “HALKII AAN KA IMI: Xusuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La’aanta Miyiga”. Waxaa soo saaray suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare). Waa filim si qotodheer u soo bandbigaya baahida waxbarasho la’aaneed ee ka jirta miyiga, iyadoo Cabdishakuur Heersare u tusaale ahaan u soo qaatay miyigii iyo deegaankii uu ku dhashay.