Hambalyo Meher: Boqorka Iyo Boqorada Deeq Aw Cali Yuusuf Iyo Marwadiisa Farduus Cabdilaahi Cabdi

0
490

Hambalyo Meher: Boqorka Iyo Boqorada Deeq Aw Cali Yuusuf Iyo Marwadiisa Farduus Cabdilaahi Cabdi

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta, Mudane Cali Xuseen Ismaaciil, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Amb Keysar Cabdilaahi Maxamed, Wasiiru dawlahaWasaaradda Qorshaynta Mudane, Cismaan Xasan Aw Cali, Agaasimaha guud ee wasaaradda qorshaynta, Xasan Cumar Hoori, Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Mudane Cismaan Jaamac Cabdilaahi iyo Agaasime waaxeedyada wasaaradda Qorshaynta iyo guud ahaan shaqaale weynaha Wasaaradaasi waxay hambalyo meher wacan u dirayaan boqorka iyo boqorada Deeq Aw Cali Yuusuf iyo Marwadiisa Farduus Cabdilaahi Cabdi oo meherkoodu ka qabsoomay 13/09/2016 Magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Maansoor.
14359100_10210534593823375_9166567866313250535_n
Bahda Wargeyska Warsugan Media Group waxay hambalyo meher wacan u dirayaan Deeq Aw Cali Yuusuf iyo Boqoradiisa Farduus Cabdilaahi Cabdi oo meherkoodu ka qabsoomay maalintii labaad ee ciidal Adxaha, Hotel Maansoor Hargeysa, waxaanay Alle uga baryayaan inuu qoyskaasi kii lagu nastee lagu badhaadho kala helana ubad khayr qaba oo dalkooda, dadkiisa iyo waalidkoodba anfaca Amin Amin Amin. iyagoo ugu ducaynaya Ducadii Rasuul (SCW) ee ahayd Baarakalaahu Laka Wa Baaraka Calayk Wa Jamaca Baynakumaa Filkhyer Aw Bilkkhyer Oo noqda kuwii aqal galkoodu soo degdego ee ubadkhayrqaba kala hela.
14359081_10210534598263486_1056872746267923082_n
Cumar Maxamuud Cumar, Naasir Yuusuf Cabdi, Maxamuud Jaamac Dirir, Nasri Yuusuf Muxumed, Naasir Siciid Muumin, Mustafe Cabdiraxmaan, Khadar Daahir Isaaq, Cabdi Mursal Cabdi, Keyse Xasan Cumar, Mustafe Xasan Cabdilaahi, Aadan Cabdi Xoore, Cabdalle Ibraahim Cabdalle, Axmed Naasir, Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo meher wacan u dirayaan boqorka iyo boqorada Deeq Aw Cali Yuusuf iyo Marwadiisa Farduus Cabdilaahi Cabdi oo meherkoodu ka qabsoomay 13/09/2016 Magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Maansoor.
14358879_1026343074149995_5286151045796242950_n

14264233_1026342904150012_1426501066621398322_n

14292327_1026342907483345_8481084719027703188_n

14292453_10210534596063431_2377813033979875699_n

14322414_10210528399028509_2411948205821135950_n

14358644_1026342920816677_149803848720837035_n

14358662_10210534592943353_6681883266775294025_n

14358662_10210534592943353_6681883266775294025_n

14344131_10210534599943528_600685916478004717_n

14333014_10210534592863351_5514959488383190441_n

14322559_10210534595743423_7019547892187543312_n

14322414_10210528399028509_2411948205821135950_n

14317513_10210528399108511_8915271288562154244_n

14292453_10210534596063431_2377813033979875699_n

14291845_10210534595783424_2956069002295089436_n

14264986_10210534592623345_486680802399438264_n

14264126_10210534598903502_6954071329525533617_n

14238200_10210534598783499_8222815771155435959_n