Hargeysa Ingiriiskii Baa Nagu wareejiyey Ragan dhawaaqay ee u Qabtay Sabeyste In lagu soodaayo 24 Saac Haday dhici waydo Anigoo Huba In Aanay dhacayn Dumarka Iyo Caruurta Hakala dhuunteen Ceebtooda”. Buur-madaw

0
377

Hargeysa Ingiriiskii Baa Nagu wareejiyey. Ragan dhawaaqay Ee U Qabtay Sabeyste In lagu soodaayo 24 Saac Haday dhici waydo Anigoo Huba In Aanay dhacayn Dumarka Iyo Caruurta Hakala dhuunteen Ceebtooda”. Buur-madaw

Hargaysa(Warsugannews)- Akhri Nuxurka Qoraal uu baahiyay Boqor-buurmadaw: “Waxa beryahan telifishanada iyo warbaahinta ka muuqda rag ku hadlaya afka madax dhaqameedka subeer awal,khaasatan sacad muuse runtii maaha salaadiinsida wakiil xasan suldaan cabdullaahi iyo kanaykusheegaan mawliid sabeyste oo sida reer hargaysa oo dhami yaqaanin ah ragii kubarbaaray dooxa beesha uusheeganayaa waxaay udooratay ugaas cabdullaahi xawaareeye oo ah nin aad usharafbadan runtii salaadiin qiimabadan ayaa jira oo ah beesha subeer awal iyo sacad muuse sida suldaan ismaaciil suldaan cabdiraxmaan suldaan maxamuud axmed sheekh suldaan cismaan cali kooshin suldaan xandule suldaan baxar. Hadaba, mushkilada jirtaa waxa weeye siiba madaxdhaqameedka sacadmuuse waxay kusoo barbaareen ama dhaqankoodu ahaa inay la shaqeeyaan diisayada iyo badhasaabada loogamana baran mucaarad iyo afxumo,mana ay ahayn salaadiin daryeel iyo ixtiraamkuqaba shacabkooda.

hadaba wakiil xasan dhibka haysata wuxu ku indhadillaacsaday mucaarad uu labilaabay xisbiga ucid waxayna ahayd wakiilnimada ka hor hadaba xayawaanka diinka layidhaahdo waxa ilaaliya qolofta kudahaadhan xasan iyo raganqaylinaya qoloftii ilaalinlahayd ama daryeelilahayd waa xukuumada qolaftii xukuumada iyaga ayaa iskatuuray markaa inayqudhaanjadu cunto iyaga ayaa galabsaday mana nasandoonaan ilaa ay usoonoqdaandhaqankoodii xukuumadana lashaqeeyaan waxakale oo aanarkaa hanjabaad soo noqnoqonaysa oo aanwaxba lagutarayn iyo sheegasho lasheeganayo caasimada hargeysa beel ahaana anagu magarawsanin hanjabaada iyo faanka aanloomeeldayeeyn beel ahaan waxaanusheeganaynaa halgankii xoriyadii 19660kii oo aygacantooda kusoo qaadeen dube cali yare iyo maykal maryama iyo halgankii faarax oomaar iyo shiikh bashiir iyo tiihalgankii udambeeyey ee axmedsiilaanyo hogaaminaayey manayeelayno in marka xoraynta iyo halgankana nalooga danbeeyo marka dheeftana ninwaliba faan iyo xiniinyo sheegto anaga hargeysa ingiriiskii baa naguwareejiyey badhasaabadii iskabedelay cismaan indhoole iyo shaadhyare dadkan hadafaanayaa taariikhda dib haw akhriyeen ragandhawaaqay ee qabtay sabeyste inlagusoodaayo 24 saac hadaydhiciwaydo anigoo huba in aanaydhacayn dumarka iyo caruurta hakaladhuunteen ceebtooda gabagabadii hadii lasugiwaayo doorashada amalatixgelinwaayo dastuurka iyo sharciga dawladnimo cidkasta waxaan usheegayaa sidaantaariikhda kagasoohadlay soomaaliland godkii aanukasoosaaray baykudhicidoontaa waynuna eegidoonaa ciday eersato arinka haamaha mawqifkaygu wuu cadyahay anigu waxaanqabaa in xukuumadu hayso hadiise laga garnaqo subeer awal faransiis iyo tootalbuuka iibiyey hadii aanu kaqaadnay muwaadaniin soomaaliland oo dhanka kooban kuwareejino belo dhacaysaa majirto luqadan aanku hadlay waanka xumahay haseyeeshee maahmaah baatidhaada calgal calgal baa saara ama qaniinyo qaniinyaa kaareebta soomaalilaand waankatacsidaynayaa inagoo marayna 2015 inloo wada hadlo sibeelaysan salaadiinta hsacadmuuse waxaytabashaduka ba aysaa kolkay unoqdaan lashaqayntii wanaagsanayd ee loogabarta”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here