Hart iyo Birta Oo Kala Baxsaday City Guuldaro Kulankii Derbiga Ahaa Ee Old Trafford + Sawiradii Ciyaarta

0
392

Hart iyo Birta Oo Kala Baxsaday City Guuldaro Kulankii Derbiga Ahaa Ee Old Trafford + Sawiradii Ciyaarta

City Iyo United Oo Barbardhac Ku Kala Baxay
Kooxaha Manchester United iyo Manchester City ayaa ku kala baxay barbaro gool la’aan ah, ciyaartii Derbiga ahayd ee Old Trafford ku dhex martay, taas oo daawashadeeda, ka sokow Telefishanada dacalada Dunida lagala socday, si toos ah ay garoonka u fadhiyeen, jamaahiir isaga kala timid wadamada, New York oo Maraykanka ah, Hindiya iyo Meelo badan oo kale.

City, ayaa ku noqotay hogaaminta horyaalka Premier League, oo ay goolal kaga hayso kooxda Arsenal, Laakiin dirqi kaga baxsatay guuldaro, iyadoo ay isu kaashadeen, goolwadeheeda Joe Hart iyo Birta goolka oo sabab u noqday barbaraha ay la gashay United.Weyne Roone Iyo Qaab Ciyaareedkiisii

Arimaha xusida mudnaa ayaa waxaa kamid ah in, laacibka bedelka ugu soo galay Manchester United ee Jesse Lingard uu daqiiqadihii dhamaadka ciyaarta birta ku dhuftay kubbad madax ahayd, halka uu goolwade, Hart isku maray fursad gool loo fishay oo uu Chris Smalling ku sii daayay.

Laacibka difaaca Man United ee Marcos Rojo iyo Xidiga Man City ee Nicolas Otamendi ayaa ahaa ciyaaryahanada garoonka ee kulankan adkaa.
Weyne-Roone-Iyo-Qaab-Ciyaareedkiisii

City-Iyo-United-Oo-Barbardhac-Ku-Kala-Baxay-1

City-Iyo-United-Oo-Barbardhac-Ku-Kala-Baxay-2

City-Iyo-United-Oo-Barbardhac-Ku-Kala-Baxay-3

City-Iyo-United-Oo-Barbardhac-Ku-Kala-Baxay-4

City-Iyo-United-Oo-Barbardhac-Ku-Kala-Baxay-5

City-Iyo-United-Oo-Barbardhac-Ku-Kala-Baxay-6

City-Iyo-United-Oo-Barbardhac-Ku-Kala-Baxay-7

City-Iyo-United-Oo-Barbardhac-Ku-Kala-Baxay-8

City-Iyo-United-Oo-Barbardhac-Ku-Kala-Baxay-9

City-Iyo-United-Oo-Barbardhac-Ku-Kala-Baxay-10

City-Iyo-United-Oo-Barbardhac-Ku-Kala-Baxay-11

City-Iyo-United-Oo-Barbardhac-Ku-Kala-Baxay-12

City-Iyo-United-Oo-Barbardhac-Ku-Kala-Baxay-13

City-Iyo-United-Oo-Barbardhac-Ku-Kala-Baxay-14

City-Iyo-United-Oo-Barbardhac-Ku-Kala-Baxay-655x350

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here