HOR DHAC: Swansea Vs. Arsenal

0
329

Arsenal waxa ay la dheeli doontaa Swansea City kulan ka tirsan Premier League-ga.

Xilligan oo uu meel xasaasi ah marayo ruclaha loogu jirto horyaalka, Wenger ma xamili doono dib u dhac hor leh.

Maxaa Gunners ka cusub?

– Mohamed Elneny waxa uu ku maqan yahay Africa oo uu uga qeyb galayo koobka qaramada qaaradda Africa isaga oo matalaya Egypt

-Hector Bellarin waxaa la saari doono iskaan canqawga,kolkaa uma safri doono gegida Liberty

-Mezut Ozil oo seegay saddedii kulan ee ugu dambeeyey Arsenal waxaa la filayaa in uu soo laabto

– Francis Coquelin iyo Santi Cazorla waa dhaawac

-Ramsey iyo Xhaka ayaa dheeli dooa

RAAD RAAC

-Arsenal 27 ka mida 30kii kulan ee ugu dambeeyey lagama badin Preemier League-ga

SAFAFKA LA FILI KARO

Gegida: Liberty

Saacadda Geeska Africa: 6Pm

Dhex dhexaadiyaha: Mike Dean