IGAD OO BILOWDAY QORSHE CIIDAMO ITOOBIYAAN AH LAGU GEYNAYO GAALKACYO

0
389

waaxa qoreya

Yaxaaskaani aadka u weyn wuxuu cunaa ama weerar ku hayaa dhamaan wixii wabiga kazoo agdhawaada, cidana uma turo, cidii maamulkiisa iyo hogaankiisa muran gelisaa waa mid noloshiisa ku qamaaray, sidaasi darted yaxaasyadda ku nool wabiga guud ahaan isaga la,aantiis waxba ma sameeyaan, la,aantiisna ma guursan karaan, waa in uu isaga marka hore soo guursadaa yaxaasyadda naagaha ah eek u nool wabiga.
Ugudanbeyntii waxaad barnaamijkaani ku daawan doontaa, sida yaxaaska uu weerar halis ah ugu qaaday Cawl, waxaa sidaasi oo kale Cawsha weerar kusoo qaaday Libaaxyo, laakiin labadda dhinac midkee ayaa hantay in ay ku waliimaystaan Cawshaasi. https:/