Isku Aadka Koobka Gobolada Somaliland Qaybtiisa Boorama Oo La Soo Saaray iyo Furitaanka galabta oo uu saylici ka qaybgalay.

0
403

Isku Aadka Koobka Gobolada Somaliland Qaybtiisa Boorama Oo La Soo Saaray iyo Furitaanka galabta oo uu saylici ka qaybgalay.

Boorama(warsugannews)-Koobka gobolada somaliland oo maanta si rasmi ah qayb ka mid ahi uga bilaabmayso xarunta gobolka Awdal ee Boorama ayaa xalay lagu qori tuuray magalada borama waxaana loo qaybiyay laba group kuwaasi oo ciyaarta ugu horaysa ay maanta laga bilaabi doonoMagaalada Boorama waxa ayna kala yihiin Sidan hoos ku qoran.

sidoo kale waxa saaka baxay oo hada ku sugan Boorama madaxweyne ku xigeenka Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha oo u jooga halkaasi furitaanka koobka gobolada qaybtiisa Awdal lagu qabanaayo iyada oo sidoo kale Gobolka Togdheer magaalo madaxdiisa Burco lagu qaban doono qaybtisa labaad
Awdal vs hawd
marodi jeex vs buhoodle
dhanka kale waxaa gruop ka labaad ugu horeeyay oo wada ciyaari doona kooxaha kala ah.
Salal Vs Gabiley
Saaxil Vs

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here