Ku Dhawaad 50 Ruux Oo Muhaajiriin Ah Oo Maydkooda Laga Helay Gaadhi Kuwa Xamuulka Qaada Ah Dalka Austria

0
414

Ku Dhawaad 50 Ruux Oo Muhaajiriin Ah Oo Maydkooda Laga Helay Gaadhi Kuwa Xamuulka Qaada Ah Dalka Austria

ilaa 50 qof oo muhaajirin ah, ayaa meydkooda laga heley gaadhi kuwa xamuulka qaada ah, meel u dhow magaalada Parndofr ee Austria, .

Booliska, ayaa gaadhigaasi ka heley xadka uu la wadaago dalkaas Austria waddanka Hungari, lamana sheegi karo illaa iyo hadda waxay dadkasi u dhinteen.

ustera Boolisku sidoo kale garaneyn tirada rasmiga ah ee dadkaas dhintay, hasa yeeshe waxa la leeyahay waa in ka badan illaa iyo 50 ruux.

Dhawanahanba waxa badanayay qulqulka muhaajiriinta ka cararaya dalalka ay dagaallada ka socdaan ee bariga dhexe, kuwaas oo nolol ka raadinaya waddamada Yurub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here