Kulan Dardar galin ah oo ay iskugu yimadeen Haween waynaha ardaga Bahadhamal oo ka mida beesha Daud Ismail (cidaagale)+Sawiro

0
439

Kulan Dardar galin ah oo ay iskugu yimadeen Haween waynaha ardaga Bahadhamal oo ka mida beesha Daud Ismail (cidaagale) Ayaa ujeedadiisu ahayd sidii loogu diyar garoobi laha Hawlaha diwan galinta ee ka bilaabmi doonta Gobalka maroodijeex Hargaisa ayaa goobtas waxaa ka hadlaay Cuqaasha ,Aqoonyahanka, siyaasiyiinta Iyo Haweenkii Tirada badna ee ku sugna Goobta waxaay Halkaas ka idhaahdeen Hadalo Dhaxal gal ah oo dhexda loogu Xidhanayo sidii ay beeshu door muuqda ugu yeelan lahayd Tirada dadka deganka gobalka maroodijeex .Kulankas ayaa wuxuu kusoo dhamaday jawi degan iyo Is Afgarad Dhaxax gal ah

12476171_10207788739749048_1809378089_n

12874603_10207788747789249_81170408_o

12895348_10207788741989104_1940846469_n

12896269_10207788744349163_95581203_o

12899891_10207788741709097_716248575_n

12900025_10207788740949078_1876841107_n

12903580_10207788740149058_446625037_o

12903676_10207788743029130_2123469107_o