Kusimaha Gudoomiyaha WADDANI Ahna Gudoomiye Ku Xigeenka Md.Seed Oo Ka Qayb Galay Aas-qaran Oo Galabta Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Xasan Caafi Dhinbiil. + Sawiro

0
363

Boorama-(warsugannews)-Kusimaha Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Ahna Gudoomiye Ku Xigeenka Mudane Axmed Mu’min Seed ayaa galabta Aas Qaran Xabaalaha Waqooyiga Boorama ee Faaraxyood kaga Qayb Galay Marxuum Xasan Caafi Dhinbiil ,oo ahaa Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Laanta Dalka Sweden Eng.Xuseen Xasan Caafi Aabihii.
Aaskan Qaran oo ay ka soo qayb galeen Dadweyne aad u badan ayaa waxaa hadalo tacsi iyo taariikh nololeed ka soo jeediyay Mas’uuliyiintii goobtaas iskugu timid waxaana Marxuumka Alle looga baryay Inuu naxariistii Janno ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan Alle ka siiyo.

IMG_5801

IMG_5802

IMG_5803

IMG_5804

IMG_5805

IMG_5806

IMG_5807

IMG_5808

IMG_5809

IMG_5810

IMG_5811

IMG_5812

IMG_5813

IMG_5814

IMG_5815

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here