Maanso Wadaniya Oo Aad Uqiimo Badan

0
728

Maanso Wadaniya Oo Aad Uqiimo Badan

WARSUGANNEWS
Asc wr wb dhmaan reer Somaliland meel walbo aad dunida darafyadeeda ka joogtaanba

Dalkii somaliland

Dooni baabad moodaa

Dadkani is casiliya iyo

Daldaloolo badan oo

Dandaamiyay qalbiga iyo

Daloolan arkaa badan

Dana iingu jirinoo

Diinteenu diide

Dumarkiyo dhalaankiyo

Dayartaan ka midahoo

Dibnahayga wan furi

Diiday banan odhan

Diif dagaal iyo war xume

Doone dooni mayo ban odhan

Dadlka kuwinan jogee

Daadihiya wadankoow

Danaheena garta oo

Daah saari dhibteenoo

Doonideenu yay dhicin

Darafyada dusheedadana

Daah uga dhiga wanaago

Dooxa qabiil ku naaxaha

Diiida kii ragee duran

Dumistaa dalkeeniyo

Dalkalaynu la shidaynaa

Dibnahiina yay qaban¨

Dayinbaa hayee ictraf

Dibid ool ka ahaada

Danaheena waxn een.

Hinda Ali Hassan hinda.a@norrtalje.se