Madaxda Dhaqanka iyo Cuqaasha Beesha Makaahiil Isaxaaq oo hambalyo u diraya Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda Mudane Axmed Faarax Cadarre‏

0
483

Madaxda Dhaqanka iyo Cuqaasha Beesha Makaahiil Isaxaaq oo hambalyo u
diraya Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda Mudane Axmed Faarax
Cadarre

Ugaas. Maxamed C/laahi Ibraahim (Jabane)
Suldaan. Maxamuud Siciid Maxamed
1. Jiif Caaqil. Xuseen Jaamac Seed
2. Caaqil. Cismaan Cali Cadde
3. Caaqil Maxamed Faarax Tahar
4. Caaqil Maxamed C/laahi Muuse
5. Caaqil Faarax C/laahi Cismaan
6. Caaqil. Xasan Ibraahim Gacayte
7. Caqqil. Xasan Gaas Jaamac
8. Caaqil. Xasan Isaaq Habbane
9. Caaqil. Axmed Cali Ibraahim
Iyo dhammaan cuqaasha iyo madaxdhaqameedka beesha Makaahiil Isaxaaq
waxay hambalyo u dirayaan Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda JSL
Mudane Axmed Faarax Cadarre, waxanay Ilaahay uga baryayaan inuu u
fududeeyo xilka iyo masuuliyadda qaran ee Madaxweynuhu u magacaabay.
Cuqaasha iyo Madaxdhaqameedku waxay sidoo kale ku bogaadinayaan
Madaxweynaha JSL iyo Xukuumadda dalka magacaabista Wasiirkan oo ah
masuul karti iyo aqoonba u leh inuu guto waajibaadka loogu igmaday
Qaranka JSL.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here