Somaliland Qaran Helay wasiir waxqabad iyo aragti fog lagu Xusuusan doono… Diyaarintii Axmed Shaqalle

0
408

Somaliland Qaran Helay wasiir waxqabad iyo aragti fog lagu Xusuusan doono… Diyaarintii Axmed Shaqalle

Taariikhu Qarin mayso ilaaheyna qadin maayo waxaa uu ahaa Masuulka aan isku dhawnahey xukuumada somaliland ee 5 sanno Iyo dheeraadka xilka haysa maan aheyn kaliyaata asxaab Waxaanse ahaa ardey duruus badan kabartey waxaan ka helay Aqoon waayo aragnimo deganaansho debeecad wanaagsan Masuul degan af gaabni hadal yari cibaado suuban hami sareeya Waxaan soow ada shaqaynay muddo ilaa 5 sanoo ah oo meel Kalla duwan aan kalla shaqeynaayey somaliland intii ay jirtey Maan arag masuul lamid ah ama astaamahan ugaar ka leh waxaanan ilaabin doonin waxyaabo qalbigayga iyo quluubta sacabka Somaliland xusuus badan kureebay oo ahaa hal abuur uu layimid waxaan ku baraarugay isbaraney markii uu hurgaliyey Mashruucii bariiska tijaabada ah lagu beeraayey waxaan ku xigtay isla hal-abuur kalle oo ahaa inuu tufaax beero waxaaba kasii darnaa oo anan ilaabayn shaqada qaranka sida uu ugu daacada ahaa waxanu wad agalney in kadan 20 safar oo aan kusoo marney dhamaan gobolada dalka kaliyaata muu aheyn kormeer ukuuragelid shaqada beeraha waxaaseu ku ladhnaa dhiirigelinta beeralayda iyo beerayaashaba waxaa uu dhawaan uun aheyd markii loo magacaabey wasaarada waxbarashada iyo tacliinta Sare muddo kooban oo aanu soow ada shaqaynay sidoo kalle aan ahaa lataliyaha wasiirka ee dhinaca xidhiidhka bulshada waxaa lataaban karo ee wasaaradaasi uu ka hirgaliyey waxaa kamid ah in somaliland markii ugu horeysay uu wasiir faarax cilmi geedoole uu la yimid himilo aheyd inuu sameeyo arin aan taariikhda waxbarashada somaliland hore usoo marin waxaanatusaal einogu filan inoogi imtaxaankii shahaadiga ahaa ee laqaaday sanad dugsiyeedkan 2014/2015 waxaa taariikhda ku galley inuu nqodey wasiirkii ugu horeeyay intii somaliland jirtay la yimaada aragti ah in wakhti kudhawaaqida natiijada imtaxaanka laga dhigto wakhti kahoreeya xiliyadii kalle ee lagu dahwaaqi jirey waxaanu sanadkan imtaxaanku kudhawaaqey 1/09/2015 waxaa kaba siidran sida uu ugu dhiiraday inuu sameeyo macadkatabobarka macalimiinta qaranka oo hore loosoow adey bilaabitaankiisa oo uu isna dhamaystiray waxaana kaba siidaran oo aan qalbigayg iyo inta ila aragtida ah maankooga xusuusta ku reebtay inuu hada ku dhiirado in dib loo furo dugsigii farsada gacanta ee somaliland intaasi waa saleelee waxaad iiga markhaati tihiin inuu noqday wasiirka kaliyaata ee wasiiradii somaliland soo marey ee iscasilay si sharaf leh gobonimo leh ilbaxnimo leh dhaqan wanaagsan leh xilka uga tagey waxaan leeyahey Somaliland Geedoole ka muutagin ee uu u maqan yahey ilaahey adaa qaadiree waxaan kaabarinay masuuliyiin dabeecadaasi oo kalle leh in wadankani hello isha allah amiin.

Ahmed Mohamed Shaqalle
Gudoomiyaha SODRA ahna Lataliyaha Xidhiidhka Bulshada ee Wasiitrka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland
Shaqalle02@gmail.com
0634242204
Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here