Madaxda Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Shaqaale Weynaha Wasaaradu Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Aadan Cabdi Axmed (Aadan Dheere ) Oo Walaalkii Ku Geeriyooday Jiida Hore

0
399

Madaxda Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Shaqaale Weynaha Wasaaradu Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Aadan Cabdi Axmed (Aadan Dheere ) Oo Walaalkii Ku Geeriyooday Jiida Hore

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Waran Cade, Wasiiru Dawlaha Amniga Ee Wasaarada Maxamed Muuse Diiriye, Wasiirku Xigeenka Maamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Jaamac Cabdillaahi Biin, Agaasimaha Wasaarada Arrimaha Gudaha C/Fatah Siciid Axmed , Afhayeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Jamaal Cabdi Muxumed, Taliyaha Ciidamada Illaalada Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamuud Tuulo iyo dhamaanba masuuliyiinta iyo shaqaala weynaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan,

Laba Xadhigle Aadan Cabdi Axmed (Aadan Dheere) oo Kamida Ciidanka Ilaalada Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Walaalkii oo ka tirsan ciidamada milatariga Somaliland Ee ku sugan jiida hore ku geeriyoodan Dagaalkii Saaka ay maleeshiyaadka Puntland kusoo Qaadeen Ciidamada Qaranka marxuumka oo oo lagu naanaysi Jiray (Majabe)

Waxaan ilaahay ugu baryeynaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo ehelkii asxaabtii iyo qaraabadii iyo dhamaanba qaranka Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo

Aamiin Aamiin Aamiin