Madaxweyne-Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Salaadda Ciidal-Fidriga Kala Qaybgalay Shacabka Hargeysa

0
259

Madaxweyne-Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Salaadda Ciidal-Fidriga Kala Qaybgalay Shacabka Hargeysa.

 

Hargeysa-01-04-2023-(WMG)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa maanta salaadda ciidal-fidriga kula tukaday shacbiga Caasimada garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium.

 

Madaxweyne-ku-xigeenka, ayaaa shacabka ugu hambalyeeyey munaasibadda ciidal-fidriga, waxana uu Eebbe uga baryey inuu ciiddan ciiddeeda ku gaadhsiiyo Bash Bash iyo barwaaqo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here