Midnimada Bulshada Iyo Sharciga Oo Lagu Kala Dambeeyo Ayay Guusha Ku Gaadhay ,Sannad Iyo Laba Wa Isku Mid Ee Wa Baqaha Siyaasadu Wa Guuldarro !,By Mr. Belel.

0
337

Midnimada Bulshada Iyo Sharciga Oo Lagu Kala Dambeeyo Ayay Guusha Ku Gaadhay ,Sannad Iyo Laba Wa Isku Mid Ee Wa Baqaha Siyaasadu Wa Guuldarro !,By Mr. Belel.

Hanti Boob iyo Musumaasuq JSL Xukuumadihii hore ee ku Caambaxay ayaa soo rogaal celiyay Waxaan salaamayaa Bulshada Caafimaadka qabta ee JSL oo dhan Mucaarad iyo Muxaafidba iyo Saxaafadda xorta ah ee hadhwanaagnews ugu horayso .

Mucaaradka JSL waxaa iskaga qaldamay Xukuumadda Kulmiye iyo Mucaaradadda jiritaanka JSL oo Dembiyo Qarran ayaa Qaarkood ku jiraan iyaga oo Muwaadiniin Han Siyaasadeed leh ah oo Kursiga ugu saeeya ee Madaxtooyadda u tartamaya ayay Sumacadda iyo Sharciyadda Dalka ku tumanayaan oo ay Sumad xumo iyo Astakooyin JSL ka dhan ah Caalamka u gubinayaan !,Amni Xumo ayay ku hanjabayaan oo Hay’adihii Sharciga ahaa iyo Distuurkii JSL ayay leeyihiin waxba kama jiraan !,{ Haii baqan Bidhiidhow Sannadi waa Bil oo kale e gabaygii Cali Dhuux markii la

xidhay },haday Muwadiniin Daacad ah yihiin may 2 da Sannadood ku diyaar garoobaan !,Ku Faqashtii iyo Khadija Macalin ama ku hadaaqayayaa iyagaa Faqash ka hadh ah ee hala baadho Dadkan Muwaadiniinta wada sheeganaya !,Dagaalkii 2 baad ee Aduunka weli waa la baadhaa Naasiyiintii iyo Dhashoodii !, ee Bal JSL Sharciga hala adkeeyo Xilka lagu doonaan karo ama Madaxtooyada ha ahaato ama Gplayaasha Sharci dejinta JSL iyo Kuwa Degaankaba , xukuumad JSL aan loo kordhin ma jirto ee !, Xukuumad tan Kulmiye ka Waxqabad badan majirto ee Waxbaa si ah !!!, { IIDOOR Sal fududaa wuxuu sugayo muu dhowro } ! .

Hanti Boob iyo Musumaasuq JSL Xukuumadihii hore ee ku Caambaxay ayaa soo rogaal celiyay !, oo Billad Sharaf miidhan baa la siyay iyo Xassaanad siyaasi oo aan la taaban karin !,iyo weliba Xubin Sharafeed Guurtida ah !, Kuwo kale Hantidii Qarranka ka taajiray ayaa imikana soo rogaal celiyay !,oo iyagii ayaa wax dhaliilaaya ! oo Musuqmaasuq sheegaya !, Waxaan u arkaa Dibindaabyo Qarrankan loola badheedhay oo iyo inay tahay iyo Maantana wey kan !,Sharciga debecsan iyo innaga daaya kii Dembi Qarran gala !, Rer Ehebel ba la cadhoonaaya ayaynu eednayee Sharcigu ha shaqeeyo oo Hay’adaha Amnigu Shaqadooda ha qabsadaan !,wa Qarran Ninna dhisayaa Ninna Duminayaa oo { Ruqo Nin lihi Dabada hayaa kici mayso }.
Dilaalka JSL iibinaya iyo Muwaadinka Hogaanka u qalma hala kala sooco !!!.

Wa Billaahi Towfiiq ,
by Mr. Belel .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here