Nin Reer brazil ah oo markii dumarkii ku raaci waayeen Feedho yaraan Muruqyadiisii ku muday Saliid Sun ah Kadibna Noqday ninka Aduunka Ugu Muruqa Wayn

0
744

Nin Reer brazil ah oo markii dumarkii ku raaci waayeen Feedho yaraan Muruqyadiisii ku muday Saliid Sun ah Kadibna Noqday ninka Aduunka Ugu Muruqa Wayn

Valdir Selgato waa Brazilian ka shaqeeyaa dhismaha guryaha, waxaa ku adkaatay inuu Gabadh uu la sheekeysto helo sababtoo ah gabdhuhu waxay odhan jireen “Feedha’yare ma rabno waxaan rabnaa nin dhisan oo Muruqyo leh ”

waxay taasi ku kaliftay inuu Gym galo hadana wuu ku qanci waayay markuu natiijo deg-deg ah ka waayay,
wuxuu isticmaalay inuu isku mudo saliid Sun ah , mudo shan sano ah oo uu waday waxay ku sababtay in Muquryadiisu noqdaan ilaa 23 inches. Wuxuu iskaga mudaa murqaha ( Garbaha iyo xabadka) isagoo isticmaalaya Saliid Sun ah , oo khatar ku ah, dhakhaatiir badan ay uga Digeen inay xaalado halis ah ku keeni karto balse isagu wuxuu sheegay inuu ku Qanacsanyahay muuqaalkiisa, dadkana hada ka helaan in kastoo ay ka baqaan inay ku soo dhowaadaan.

Lasoco Qaybta labaad iyo Valdir Selgato oo kasheekaynaya xaaladii uu hore ugu sugnaa iyo xaalada uu hada ku suga yahay .
14580313_10210722518481374_2095038163_n

14593574_10210722518441373_1402961450_n

14593611_10210722518521375_1358012890_n

14608175_10210722518321370_1943855720_n
Xigasho Wargeyska Warsugan