Previous messageNext messageBack to messages daawo: Culimadii uu Dilay Cilmigu, (Xogta Dahsoon)‏

0
325

Hargeysa(Warsugannews)Culimadii uu laayey cilimigu waxaynu ugu horaysiinaynaa Caalimkii weynaa ee Jaaxidul Kinaaniyi waxa uu ka mid ahaa aqoonyahanadii noolaa cahdigii dawladii cabaasiyiinta waxa uu ku dhashay oo ku dhintay Magaalada basra, isagoo ahaa nin jecel akhriska si weyna u daalacan jiray culuunta