Qorshe United Ka Damacsan Yihiin 5 Ka Mid Xiddigaheeda Oo La Helay, Ma Aha Qorshe Wacan

0
347

Man United ayaa lagu waamayaa in aysan dooneyn in ay ku deg degto in hishiisyada u kordhiso dhowr xiddig oo kooxda oo uu hishiiskooda ka harsan yahay kaliya hal sano

The Manchester Evening News ayaa sheegeysa in xiddigaha kala ah Juan Mata, Ander Herrera, Daley Blind, Luke Shaw iyo Marouane Fellaini uu hishiiskooda ku jiro qodob xusayay in sanad dheeraad ah ku dari karaan balse United ma doonayaan in ay ku deg degaan arintaas

Arintaas ayaa imaaneysa xilli warar dhawaan soo baxayay sheegayaan in tababare Jose ku taliyay in Juan Mata lagu abaal mariyo hishiis cusub oo muddo fog ah .

Ciyaartooydaas qaarkood sida Daley Blind, Luke Shaw ayaa waxaa ku kacsan taageerayaasha kooxda sababo la xariira heer ciyaareedkooda oo hoos u sii dhacaya